Fahad Yaasiin oo lagu xannibay garoonka Jabuuti iyo Villa Somalia oo eedeysay jabuuti
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhow xaqiijisay in agaasimihii hore ee Nabad-Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin, oo hadda ah la-taliyaha amniga qaranka madaxweyne Farmajao, lagu xannibay garoonka diyaraadaha Jabuuti.