Warbaahinta dowlada oo baahisay dhambaal tacsi ah uu u direy Farmaajo Suldaan geeriyooday
Warbaahinta Dowlada Federalka ayaa baahisay tacsi Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Cumar…