Wasiirka Arrimaha Dibbada Qatar oo booqasho ku tegey magaalada Kabul
Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa booqday caasimadda Afghanistan ee Kabul, wuxuuna la kulmay Mullah Mohammad Hassan Akhund, oo ah ku -simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda cusub ee Daalibaan.