Saraakiil lagu eedeeyay musuqmaasuq oo markale la soo taagay Maxkamadda gobolka Banaadir
Aug. 06 (Jowhar.com)-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda.