Eng Saalixi oo ka mid ahaa ergadii Soomaaliya ee Kiiska Badda oo geeriyoday
Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Eng. Max’ed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Kiiskii Dacwadda Badda Somalia ee Kenya sheeganeyso.