Ra’iisul Wasaare Rooble oo amar ku bixiyay in la joojiyo kiraynta Tiyaatarka Qaranka
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe in uu ka laabto ijaarka maqaaxi ku taal gudaha Tiyaatarka Qaranka kadib markii ay cabasho ka keeneen abwaaniinta iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.