Rag ka tirsan Laamaha Amniga Dowlada oo lagu eedeeyay inay Jaasuus u ahaayeen Alshabaab
Aug. 04 (Jowhar.com)-Wasiirka Warfaafinta Dowlada Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ay gacanta ku soo dhigeen 10 basaasiin…