Putin; 80 sano ka dib waxaan markale wajahaynaa taangiyada Jarmalka
Feb. 03 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa duulaanka Ruushka ee Ukraine barbar dhigay la dagaalanka Nazi-ga Jarmalka, khudbad uu jeediyay sanadguuradii 80-aad ee ka soo wareegtay gabagabada dagaalkii Stalingrad.