Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah furay Mashruuca Barwaaqo oo ay fulineyso Wasaaradda Qorsheynta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo ay ku kacayso Malaayiin dollar, kaasi oo ay fulineyso Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha,!-->…