Hormuud Salaam Foundation oo tababar u soo xirtay macalimiinta Dugsiga indhoolayasha Al Nuur.
Jan. 04 (Jowhar.com)-Tababarkan oo loogu tala galay in kor loogu qaado xirfadda iyo aqoonta ay macalimiinta iyo howl wadeenada dugsiga indhoolayaasha Alnur u leeyihiin u adeegista iyo waxbarista ardayda qabta baahida aragga ayaa manta lagu…