Duulimaadyada Diyaaradaha Garoonka Aadan Cadde oo la hakiyay
Dec. 27 (Jowhar.com)- Hey’adda Duulista Rayidka ayaa maalinta berri hakisay dhaq dhaqaaqyada duulimaadyada ee garoonka diyaaraddaha Caalamiga Aadan Cadde,sababo la xiriira imaanshaha Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.