Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay xubnaha golaha wasiirada cusub
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Golaha Xukuumadda Soomaaliya ee uu Xalay ku dhawaaqay Rooble.
Recover your password.
A password will be e-mailed to you.