Ra’iisul Wasaarihii hore Pakistan Imran Khan oo toogasho lagu dhaawacay
Nov. 03 (Jowhar.com) -Ra'iisul Wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan, ayaa laga toogtay lugta, kaddib markii lagu weeraray dibadbax ka socday magaalada Wazirabad ee bariga dalkaas.