Bangiga Salaam Somali Bank oo xarun cusub ka furay xaafada Taleex ee magaalada Muqdisho
Oct. 13 (Jowhar.com) - -Bangiga Salaam Somali Bank oo ka jawaabaya Codsiyada Bulshada baahinayana xarumaha uu ku leeyahay Muqdisho ayaa qeyb Cusub ka furay agagaarka Tarebiano nawaaxiga isgoyska Taleex degmada Hodon ee gobolka Banaadir gaar…