Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo xilka la wareegay
July 05 (Jowhar.com)-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Ibraahim Nuur, kadib munaasabad ka dhacday…