James Swan;”Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa weli wajahaya halis jir ahaaneed”
May 03 (Jowhar.com) –Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay ka hadashay heerka ay ku sugan yihiin saxafiiyinta Soomaaliyeed.