Rooble oo la kulmay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Aadan Madoobe
April 29 (Jowhar.com) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo guddoomiyihii KMG ahaa ee Golaha Mudane…