Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo bilaabatay

April 26 (Jowhar.com) - Waxaa xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho goor dhow ka bilaabatay doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ku tartamayaan ilaa 12 Musharrax.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More