Guddiga Doorashooyinka heer federal oo laga dalbaday Macluumaadka Xildhibaanada cusub
Mar 12 (Jowhar.com) -Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal looga dalbaday 10 qodob oo ku…