Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Ukraine

Mar 5 (Jowhar.com)-  Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa kula kulmay Kremlin-ka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin si ay uga wadahadlaan dagaalka ka socda Ukraine, kadibna waxa uu taleefoon kula hadlay madaxweynaha Ukraine…

Farmaajo oo gaaray magaalada Doxa ee dalka Qadar

Mar 5 (Jowhar.com) -  Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaadaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay safar shaqo oo labo maalmood ah.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More