Cabdisamad Macalin oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Doorasho ka dhacday goordhow magaalada Dhuusamreeb ayaa ku guuleystey Cabdisamad Macallin Maxamuud Xasan kadib markii musharaxii la tartamayay Xamdi Cali Shire ay tanaasushay

Ergada ayaa hab gacan taag ah ugu codeeyey Cabdisamad waxaana oggol ugu codeeyey 101 oo dhammaan ergada ah.Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursi HOP#139 Musharrax Cabdisemad Macallin Maxamuud Xasan oo helay 101 cod.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More