Cali Guudlawe oo shaaciyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare.

Hirshabelle ayaa u muuqata inay ka duwan tahay maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare loo wada furay Musharaxiin aad u badan

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More