Browsing Category

NEWS

NEWS

Boqoradda UK Queen Elizabeth II oo geeriyootay.

Sept. 08 (Jowhar.com)-Boqorad Queen Elizabeth II, oo aheyd boqoraddii ugu muddada dheereyd ee taariikhda UK, ayaa maanta geeriyootay ayada 96 jir ah, waxaa sidaas ku dhowaaqay qasriga boqortooyada ee Buckingham Palace.

Albania oo xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay Iran.

Sept. 08 (Jowhar.com)-Dalka Albania ayaa xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Iraan, ka dib markii ay ku eedeeyeen in Tehran ay ku lug yeelatay weerar dhinaca internetka ah oo lagu qaaday kaabayaasha dalkaas, bishii July ee sannadkan.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More