Browsing Category
NEWS
NEWS
Golaha Amaanka oo kulan deh deg ah ka yeelanayo amniga iyo abaarta Soomaaliya.
Sept. 07 (Jowhar.com)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xog-wareysi ah oo al-baabadu u xiran yihiin ka yeelan doonaan xaaladda guud ee Soomaaliya.
Wiil la dhashay gudoomiyaha Warta-Nabada oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
Sept. 07 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay kooxo Bistoolado ku hubeysan ay ka geysteen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo ragii falkaasi geystay ay goobta isaga carareen.
Mareykanka oo ka walaacsan macluusha la saadaaliye ee kusoo wajahan Soomaaliya.
Sept. 07 (Jowhar.com)-Toddobaadkan, khabiirka arrimaha bini'aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u badan tahay inay ka dhici doonaan macaluul inta u dhaxaysa bilaha Oktoobar iyo…
Wasiirka arrimaha gudaha oo Muqdisho kula kulmay safiirka Finland Pirkka Tapiola.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Finland Soomaaliya Mr. Pirkka Tapiola.
Ra’iisul wasaare Xamze oo la kulmay Kuxigeenka Xoghayaha guud ee Q.Midoobe.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini'aadannimada, Martin Griffiths, oo ay ka…
Wararkii u danbeeyay khasaaraha qarax xooggan oo ka dhacay Baraawe.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Baraawe oo ka tirsan gobolka Sh.Hoose, isla mar ahaantaasina ah caasimadda rasmiga ah maamulka Koofur Galbeed.
Somaliland oo dil toogasha ah ku fulisay 4 qof oo hore xukun loogu riday.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dil toogasho oo qisaas ah ku fulisay afar ruux oo horey loogu helay in ay dileen dad kale, kuwaasoo xukunada dilka ahaa hore loogu riday.
Afartan qof ee la dilay waxaa ku jiray…
Uhuru Kenyatta oo si aan la fileynin uga hadlay go’aanka maxkamadda sare ee Kenya.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Madaxweynaha xilka ka degaya ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horreysay ka hadlay natiijada doorashada tan iyo markii la qabtay codbixintii 9-kii August, isagoo aan si gaar ah u soo hadal qaadin magaca…
Ciidamadda dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo xalay xaafado kamid ah magaalada Muqdisho uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda iyo rag hubeysan oo Shabaab ah.
Lix qof oo lagu dilay weerar lagu qaaday safaaarada Ruushka ee magaalada Kabul.
Sept. 06 (Jowhar.com)-Qarax ka dhacay afaafka hore ee safaaradda dalka Ruushku ku leeyahay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, ayay ku dhinteen ugu yaraan lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo ka mida shaqaalaha safaaradda.
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeeay dadka deegaanka ee wada dagaalka ka dhanka ah Shabaab .
Sept. 05 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay kooxda Al-Shabaab ah ka jareen isgaarsiinta iyo biyaha, kadib markii ay miinooyin…
Ra’iisul wasaare Xamse iyo guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo la kulmay ganacsatada
Sept. 05 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo ayaa galabta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed.
Kulanka oo looga hadlayay…
Hormuud Salaam Foundation oo tababar u furtay Dhalinyaro Shaqo Abuur Loo sameeyay
Sept. 05 (Jowhar.com)-Waxaa Saakay lagu daah furay degaanka Km13 ee Degmada Kaxda, Mashruuca Tababarka Mootooyinka, oo aay ka qeyb qadanayaan 80 dhalinyaro. Mashruucaan oo aay maalgelineeyso Hormuud Salaam Foundation, ayaa qorshuhu yahay in…
Maxkamadda Sare ee Kenya oo aqbashay guushii William Ruto ee doorashada.
Sept. 05 (Jowhar.com)-Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa aqbashay natiijada doorashadii la qabtay bartamaha bishii hore ee uu ku guuleystay William Ruto.
Maxkamadda sare ee kenya oo go’aan kama danbeys ah ka soo saareysa doorashada.
Sept. 05 (Jowhar.com)-Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay soo saarto go’aan ku saabsan dacwaddii ka dhanka aheyd natiijada doorashada madaxtinimada.
Dowladda iyo maamul goboleedyada oo shir xaaaasi ah uga furmay Muqdisho.
Sept. 05 (Jowhar.com)-Wararka naga woo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta Shir uga furnay Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada.
Shirkan ayaa looga hadlayaa nidaamka maaliyadda dalka iyo gadoodkii…