Browsing Category
NEWS
NEWS
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo isku day dil ahaa ka badbaaday.
Sept. 05 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar dagaal yahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah uu horkacayay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo marayay deegaanka Ceel la helay ee…
Cumar C/rashiid oo dowladda ku dhaliilay sida ay uga aamustay mudo kororsigii Jubaland.
Sept. 05 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay mudo kororsigii halka sano aha ee dhawaan loo sameeyay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
Ciidamadda Haramcad oo oo weeray saldhig iyo maxkamad Shabaab ee duleedka Muqdisho
Sept. 05 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab saaka ku dhexmaray deegaanka Basra oo ku yaalla duleedka Muqdisho, gaar ahaan inta u dhexeysa degmooyinka Balcad & Afgooye…
Wararkii u danbeeyay 10 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Canada.
Sept. 05 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya dalka Canada ayaa sheegaya in gobolka Saskatchewan ay ka dhaceen laba weerar oo loo adeegsaday toorray ama mindi, waxaana dhintay illaa 10 qof halka ay ku dhaawacmeen 15 qof oo kale, sida ay baahisay…
Xasan Sheekh oo qaaday talaabo lagu yareynayo khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta heyadaha dowladda, gaar ahaan xiriirka dowlad-goboleed ayaa u magacaabay Mudane…
Agaasimaha hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha oo RW Xamze xog ka siiyay shaqadooda.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) Abdulkadir Ali, ayaa soojeedin ku saabsan howlaha…
Wasiirka Cadaalada oo UNDP kala hadlay dhammaystirka Dastuurka iyo Sarraynta sharciga.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Mudane, Ahmed Cabdiraxmaan Xasan, Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Qorshaynta iyo Wacyigalinta iyo…
Midowga Afrika oo ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo u dhashay Comoros u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee…
Cumar Filish oo shaaciyay talaabo uu qaadayo kahor inta aan xilka laga qaadin.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish ayaa markii u horeysay ka hadlay qorshaha la xiriira xil ka qaadistiisa ee ka socda xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
ATMIS oo war ka soo saartay weerarkii Shabaab ay ku laayeen Shacab ku sugnaa Hiiraan.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Howlgalka Midowga Afrike ee ka socda Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii kooxda Al-Shabaab ayshalay dadka shacabka ahaa ku xasuuqeen kaasoo la dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Maxaas iyo Beledweyn ee gobolka…
Wasiir Fiqi oo warbixin ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka (GMXF).
Guddiga uu hoggaaminayay…
Gudoomiyaha golaha shacabka oo Soomaalida Koofur Afrika kala hadlay dilalka loo geysto.
Sept. 04 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo Gudoonka Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magalada Johannesburg ee dalka Koonfur…
RW Xamze oo balanqaad u sameeyay Macwiisleyda ka dagaalameysa Hiiraan.
Sept. 03 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ah ee ay kooxda argagixisada al—Shabaab ku laayeen dad rayid ah, kuna gubeen 7…
Madax kala duwan oo ka qeyb gashay salaada Janaasada Hooyada Shariif Sheekh Axmed.
Sept. 03 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh…
DFS oo war ka soo saartay weerarka Shabaab ay ku dishay 17 qof Shacab ah.
Sept. 03 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerar kooxda Al-Shabaab ay ka geysteen deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Kooxda Al-Shabaa oo Kudhowaad 20 qof ku dishay gobolka Hiiraan.
Sept. 03 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab ay ka geysteen Galbeedka magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.