Browsing Category
NEWS
NEWS
Al-Shabaab oo gubtay gawaari raashin u waday magaalada Beledweyn.
Sept. 03 (Jowhar.com)-Dagaal yahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay iney dhexda u gashay gawaari raashin u siday magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, iyagoo gubay gawaaridaasi, waxeyna sidoo kale dhaawacyo u geysteen…
Qarax weyn oo ka dhacay Masjid ku yaala Afghanistan iyo wadaad ka tirsan Taliban oo lagu dilay.
Sept. 03 (Jowhar.com)-Weerar ismiidaamin ah oo Jimcihii ka dhacay masaajid aad u camirnaa oo ku yaalla dhinaca galbeed ee dalka Afghanistan ayay ku dhinteen ugu yaraan 18 ka mid ah dadkii ku cibaadaysanayey masaajidkaas. Waxaana dadka…
Bilaal Bulshaawi oo caawa lagu toogtay magaalada Muqdisho.
Sept. 02 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow nawaaxiga Isgoyska Banaadir lagu toogtay wiil dhalinyara ah oo caan ka ah baraha Bulshada kaasoo lagu magacaabo Bilaal Bulshaawi.
Wasiirkii Qorsheynta Soomaaliya oo xil sare looga magacaabay Ururka IGAD.
Sept. 02 (Jowhar.com)-Wasiirkii hore ee Qorsheynta Xukuumaddii hore Jamaal Mohamed Hassan ayaa loo magacaabay Madaxa Xarunta la Qabsiga Cimiladda iyo Ilaalilnta Deegaanka ee IGAD.
Garsoore ka soo muuqan jiray maxkamadaha ciidamadda oo lagu dilay Muqdisho.
Sept. 02 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil kooxo bistoolado ku hubeysan ay ka geysteen xaafad kamid ah caasimadda.
Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay iney u safraan qeybo kamid ah Kenya.
Sept. 02 (Jowhar.com)-Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa soo saartay digniin amni oo ay u direyso muwaaddiniinteeda iney u safrin magaalada Kisumu oo ku taalla galbeedka dalka Kenya.
Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay gudaha Garoonka Diyaaradaha laas-Caanood.
Sept. 02 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay iska-horimaad magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku dhexmartay laba maleeshiyo hubeysan, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Aadan Madoobe oo ka qeyb galay shirweynaha gudoomiyayaasha baarlamaanada Afrika.
Sept. 02 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika oo ka furmay magalada Johannesburg…
Shiinaha oo balan qaad u sameysay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Sept. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao.
Xamze oo gudoomiyay shirkii u horeeyay ee golaha wasiirada Soomaaliya.
Sept. 01 (Jowhar.com)-Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka abaaraha iyo safarradii shaqo ee dhowaan uu…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Q.Midoobe kala hadlay gurmadka abaarta.
Sept. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani'aadamnimada iyo…
Ganacsade Ruush ah oo dhintay kadib markii uu ka soo dhacay daaqada cisbitaal lagu daweynayay
Sept. 01 (Jowhar.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Moscow ee dalka Ruushka ayaa sheegaya in guddoomiyaha shirkadda weyn ee shidaalka Lukoil, Ravil Maganov, uu geeriyooday kadib markii uu kasoo dhacay daaqadda isbitaal lagu daweynayay.
Dowlada Federalka oo ka digtey roobab yari soo wajahday dalka
Sept. 01 (Jowhar.com)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyeraadka Biyaha Dawladda Fedraalka ee Soomaaliya oo si dhow ula socota Maraxaladaha adeegyada Saadaasha iyo Kormeerka biyaha (Hydrometeorological Monitoring Services) ee dalka, waxay…
Faahfaahin ka soo baxaysa Madaafiic ku dhacday Muqdisho
Waxaa soo baxaya madaafiic ku dhacday saaka waaberigii xaafado ka mid ah degmooyinka Boondheere iyo Xamarweyne magaalada Muqdisho.
Ciidamadda Eritrea oo weeraro culus ku qaaday gobolka Tigreega iyo xiisad……..
Sept. 01 (Jowhar.com)-Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa Ereteriya ayaa weerar ku qaaday gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya, waxayna bartilmaameedsadeen ciidamada Tigreega, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Tigreega, inkastoo…
Al-Shabaab oo qarxisay ceelal iyo xarumaha isgaarsiinta deegaanno ka tirsan Galgaduud.
Sept. 01 (Jowhar.com)-Dagaal yahanada kooxda Al-shabaab ayaa xalay qarxisay matoorada ceelasha biyaha, baraago iyo xarumaha isgaartiinta magaalooyinka Maarsamage iyo Cadokibir oo hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galguduud.