Browsing Category
NEWS
NEWS
Sheekh Aadan Madoobe oo maamul goboleedyada kala hadlay sharci dejinta .
June 27 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS mudane Cabdullahi Cumar…
Saraakiil loo xiray weerarkii Gaalkacyo ee wasiirka Arrimaha dibadda iyo Nabadoon Yaasiin.
June 27 (Jowhar.com)-Xildhibaannada Puntland ayaa su’aalo ku saabsan Arrimaha Amniga weydiiyay mas'uuliyiinta amniga Puntland, iyadoo warbixin looga dhageystay xaaladda guud ee amaanka gobolada maamulkaas.
Xafladda Dhagax-Dhigga xarunta cilmiga Tignooloojiyada oo lagu qabtay Muqdisho.
June 27 (Jowhar.com)-Waxaa maanta xaflad lagu dhagax-dhigayay dhismaha Xarunta Cilmiga iyo Tignooloojiyadda ee Jaamacadda SIMAD lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hanbalyo u diray Shacabka Jabuuti.
June 27 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan sanad-guurada…
Qarax lala eegtay kolonyo gaadiid uu watay gudoomiyaha Hiiraan iyo khasaare ka dhashay.
June 27 (Jowhar.com)-Inta ka xaqiijiyey 3 ruux ayaa ku dhimatay 3 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii gaari NOHO ah oo ay saarnaayeen Qarax Miino kula kacday Duleedka deegaanka Qabno oo ka tirsan Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
Deni oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyayaasha gobolada Puntland.
June 27 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray dhamaan taliyayaasha ciidamadda gobolada Puntland, iyadoo kulanka uu ka dhacayo caasimadda Garoowe.
Ruushka oo duqeeyay Kyiv iyo Kharkiv xili G7 uu shir uga socdo Bavarain Alps.
June 27 (Jowhar.com)-Dawladda Ruushka ayaa weerar cusub oo dhinaca gantaallada ah ku qaadday labada magaalo ee ugu waaweyn dalka Ukraine; waa magaalada Kyiv ee xarunta dalka iyo magaalada kale ee Kharkiv.Weerarkan ayaa dhacay iyada oo xitaa…
Wasiir Beyle oo diiday inuu beri hortago xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.
June 26 (Jowhar.com)-Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo qoraal soo saaray ayaa diiday in uu beri tago Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud oo dhawaan looga yeeray isaga oo sababeeyay waxa uu ku diiday.
Ra’iisul wasaarayaasha Somaliya iyo Yaman oo khadka Taleefanka ku wada hadlay.
June 26 (Jowhar.com)-Ra’iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre si uu ugu hambalyeeyo Magacaabistiisa iyo Kalsoonida gollaha Shacabka ee shalay uu…
Ruushka oo gantaalo ku garaacay magaalada Kyiv
June 26 (Jowhar.com)-Ruushka ayaa ku dhuftay warshad gantaallada ee Kyiv: wasaaradda gaashaandhigga, waxana uu Ruushka sheegay in duqeyntii ay aroornimadii hore ee saakay ku qaadeen caasimadda Ukraine ee Kyiv uu ku dhacay warshad…
Raila oo ballanqaaday in dib loo furi doono xadka Kenya iyo Soomaaliya hadii la doorto
June 26 (Jowhar.com)-Mid ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Kenya Raila Odinga ayaa ballanqaaday in uu dib u furi doono xuduudka Kenya iyo Soomaaliya ee xiran haddii la doorto 9ka Ogosto.
RW Xamse “Annagu bashar baa nahay, madaxweynaha waan is khilaafi karnaa”
June 26 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa markii u horeysay ka hadlay waxa u qorsheysan haddii isaga iyo madaxweynaha uu khilaaf soo kala dhex galo sidii horeba ugu dhici jirtay madaxdii dalka.
Axmed Madoobe oo gaaray degmada Dhoobleey iyo kulamo ka socda.
June 26 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Dhoobley, halkaas oo si weym loogu soo dhaweeeyey.
Ra’iisul wasaare Xamse oo markii u horeysay ka hadlay waxa uga qorsheysan Somaliland.
June 26 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii u horeysay ka hadlay tabashada ay qabeen reer Somaliland ee keentay iney ku dhawaaqaan iney ka go'een Soomaaliya inteeda kale, walow aysan wali…
Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyada 26-ka juun u diray shacabka Soomaaliyeed.
June 26 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada waqooyi ee Soomaaliya ayaa hambalyo ku…
Hal sano oo ka soo wareegatay markii la waayay Ikraan Tahliil oo ka tirsan Hey’adda NISA.
June 26 (Jowhar.com)-Habeennimo 26 June oo saacadu aheyd 8-dii Fiidnimo ayaa Ikraan la waayay, xilligaas oo ay ka soo baxday guriga ay deganeyd oo ku dhow Xarunta Nabadsugida ee Habar Khadiijo, markaas oo ay Kaamirada Qarsoon soo qabatay,…