Browsing Category
NEWS
NEWS
Hal sano oo ka soo wareegatay markii la waayay Ikraan Tahliil oo ka tirsan Hey’adda NISA.
June 26 (Jowhar.com)-Habeennimo 26 June oo saacadu aheyd 8-dii Fiidnimo ayaa Ikraan la waayay, xilligaas oo ay ka soo baxday guriga ay deganeyd oo ku dhow Xarunta Nabadsugida ee Habar Khadiijo, markaas oo ay Kaamirada Qarsoon soo qabatay,…
Xogta arrimaha loo heysto wasiir Bayle ee xeer ilaaliyaha qaranka ugu yeeray.
June 25 (Jowhar.com)-Wasiirka Maaliyadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa looga yeeray Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, qaybta qaabilsan dembiyada lidka ku ah maaliyadda.
Xasan Sheekh oo baarlamaanka ku bogaadiyay ansixinta Ra’iisul Wasaare Xamse.
June 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Baarlamaanka oo si aqlabiyad leh codka kalsoonida u siiyay ra’iisil wasaare Xamse.
June 25 (Jowhar.com)-Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goordhow si aqlabiyad leh u ansixiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Koofur Galbeed oo digniin culus ka soo saartay shirarka siyaasadeed ee lagu qabto Baydhabo.
June 25 (Jowhar.com)-Wasiirka Amniga Koofur Galbeed Maxamed Isxaaq Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa diginin adag ka soo saaray shirarka arrimaha siyaasada la xiriira ee fasax la’aanta loogu qabto magaalada Baydhabo…
Puntland “wixii Farmaajo aaan ka diidnay cid kale kama yeelayno, geedka Timirka ayaan u fadhinaa…
June 25 (Jowhar.com)- Puntland ayaa ka fikireysa sidii ay mucaarado ugala hor-iman leheyd dowladda cusub ee uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo aaney sidii ay ka filanayeen wali ka helin.
Wiil iyo Adeerkiis oo xalay lagu dilay maaalada Muqdisho.
June 25 (Jowhar.com)- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay fiidkii qeybo kamid ah degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho loogu geystay laba qof oo Shacab ah, iyadoo dilkooda loo adeegsaday bistoolad, sida laamaha amaanka laga…
Mareykanka oo Taliban ku wareejiyay maxbuus 15 sano u xirnaa.
June 25 (Jowhar.com)-Ururka Taliban ee xukuma Afghanistan ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay xabsiga Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba ay ka sii daysay mid ka mid ah labadii maxbuus ee ugu dambeeyey ee u dhashay dalka…
Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta codka kalsoonida weydiisanayo golaha shacabka.
June 25 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha magacaaban ee dalka Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la filayaa inuu hortago xildhibaanada golaha shacabka, si uu u weydiisto codka kalsoonida, waxaana jira tuhno xooggan oo muujinaya in baarlamaanka ay…
Madxweyne Xasan Sheekh oo laga helay xanuunka Coronavirus
June 24 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa xaqiijiyay in laga helay xanuunka Coronavirus, isagoo safar ugu maqnaa dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Natiijada baaritaanka ayaa maanta la shaaciyay marka Madaxweynuhu dalka dib ugu soo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay iyo Xamse oo baarlamanka la horgeynayo.
June 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayay oo ay kamid yihiin Taliyaha NISA Mahad Salaad iyo Agaasimaha madaxtooyada ayaa goordhow dalka dib ugu soo…
Ajaanib ka tirsan Daacish oo lagu qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari.
June 24 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal culus oo saaka ciidamada PSF ee maamulka Puntland ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan buura leyda gobolka Bari.
30 Caruur ah oo saameynta Abaarta darteed ugu geeriyootay Isbitaalka Kismaayo.
June 24 (Jowhar.com)-Isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo waxaa la dhigay caruur aad u da'yar, kuwaasoo laga keenay deegaano kamid ah gobolka Jubbada Dhexe oo ay gabi ahaantiisba maamusho kooxda Al-Shabaab.
Xujeyda oo sanadan lacag la’aan ku qaadanayo Master Card-ka Premier Bank.
June 23 (Jowhar.com)-Premier Bank wuxuu fursad u siinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee sanadkan gudanaya waajibka Xajka inay si lacag-la’aan ah ku helaan Mastercard-ka Premier Bank. Wuxuu sidoo kale bankigu muddo 30 maalmood ah ka…
Imaaraatka Carabta oo fududeynaya fiisaha dal ku galkooda oo Muqdisho laga qaadanayo.
June 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo la wadaagay dadaalka ay…
Kusimaha madaxweynaha dalka oo amar culus dul dhigay saraakiisha amniga.
June 23 (Jowhar.com)-Ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga maalmaha xuriyada.