Browsing Category
NEWS
NEWS
Golaha shacabka oo lagala hadlay Awoodsiinta Haweenka ku jira siyaasada.
June 16 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe ayaa Arbacadii hoygiisa kulan kula qaatay danjiraha dalka Norweyn, Amb. Haakon Svane.
Farmaajo oo soo dhaweeyay magacaabista Xamse, dalabna u diray xildhibaanada.
June 15 (Jowhar.com)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista ra'iisul waaaaraha cusub ee dalka Xamse Cabdi Barre oo galabta uu soo magacaabay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Axmed Madoobe oo war ka soo saaray magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub oo uu talo kulahaa.
June 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dlmaamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo Caawa uu xilkaas u magacaabay Madaxweynaha JFS Mudane…
Deg Deg: R’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo la magacaabay.
June 15 (Jowhar.com)-Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Xamza Cabdi Barre u magacaabay ra'iisil wasaaraha cusub ee dalka, kaasoo dhawaan laga sugayo inuu soo dhiso golaha Wasiirada Soomaaliya.
Wariyayaasha oo looga wacay madaxtooyada iyo warar sheegaya in…….
June 15 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow xarunta madaxtooyada looga yeeray wariyayaasha, kuwaasoo loo sheegay iney deg deg ku yimaadaan Villa Somaliya.
Hay’adda Hormuud Foundation oo ugu deeqday Sariiraha Casri ah Isbitaal Banaadir
June 15 (Jowhar.com)-Hay'ada Hormuud Salaam Foundation ayaa 10 sariiraha dhalada ah ee la galiyo caruurta aan bila dhameysanin ugu deeqday isbitaalka Banaadir.
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee xildhibaanada golaha shacabka?
June 15 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo labadiisa ku-xigeen oo maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 1-aad Kulankiisa 11aad ee Golaha oo Ajendihiisu ahaa…
Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo gaaray magaalada Buulo-burde oo 10 sano go’doon ah.
June 15 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar gaaban maanta ku tagay magaalada Buulo-burde ee gobolka…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho.
June 15 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed oo xalay lagu qaaday hoyga uu Muqdisho ka degan yahay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.
Wararkii u danbeeyay dilka taliyihii booliska magaalada Qardho.
June 15 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil saaka ka dhacay magaalada Qardho, kaasoo loo geystay sarkaalkii ugu sareeya ciidamada booliska ee magaalada.
Kenya oo faah faahisay sababta calanka Somaliland loogu arkay shirkii uu joogay Tarsan.
June 15 (Jowhar.com)-Dowladda Kenya ayaa macluumaad dheeraad ah ka bixisay buuqa ka dhashay shirka sanadlaha ah ee madaxweyne Kenyatta uu la yeesho safiirada caalamka ee dalkiisa ku sugan, iyadoo shirka sanadan lagu arkay Calanka Somaliland…
Kenya oo duqeymo culus ka fulisay deegaano kamid ah gobolka Gedo.
June 15 (Jowhar.com)-Warar dheerad ah ayaa ka soo baxeysa duqeymo culus oo diyaaaradaha dagaalka wadanka Kenya ay ka fyliyeen deegaano kamid ah gobolka Gedo, iyadoo duqeynta ay dhalisay khasaare lixaad leh.
Gudoomiyaha golaha shacabka oo ku biiray dadaalada lagu sii deynayo Mukhtaar Rooboow
June 15 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulan gaar ah la qaatay ehelka iyo siyaasiyiinta uu kasoo jeedo Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur) oo dowladdii madaxweyne Farmaajo…
Boqortooyada (UK) waxay u soo dirtay Rwanda magangalyo-doonkii ugu horreeyay
Maamulka Britain ayaa Talaadada u raray Rwanda diyaarad bilow ah oo sidday magangalyo doon iyadoo aan loo eegin dalabyadii ugu dambeeyay ee la oggolaaday iyo mudaaharaadyada ka dhashay wararka la isku khilaafay.
Dowladda Soomaaliya oo warqad Dacwo ah u dirtay Dalka Kenya.
June 14 (Jowhar.com)-Safarada Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa warqad dacwa ah u dirtay Kenya, iyadoo ay ku eedaysay in ay ku Xadgudubtay Madax Banaanida Soomaaliya.
Joe Biden oo booqasho ku tagaya Sacuudi Carabiya lana kulmaya MBS
June 14 (Jowhar.com)-Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay faahfaahinta safarka ugu horreeya ee madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku tagayo Bariga Dhexe, oo ay ku jiraan booqashada muranka dhaliyay ee Sacuudi Carabiya iyo kulan la filayo inuu la…