Browsing Category
NEWS
NEWS
Xasan Sheekh oo isbedel ku sameynayo qaabkii loogu dhawaaqi jiray magacaabista ra’iisul…
June 12 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Xaflad casho ah ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, taasoo ka dhaceyso xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Maxaa ka soo baxay kulanka labada aqal ay ka yeesheen miisaaniyada sanadka 2022?
June 12 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda labada Aqal ayaa maanta shir…
Shirkii golaha wadatashiga qaran oo la soo xiray iyo War-Murtiyeed laga soo saaray.
June 12 (Jowhar.com)-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
C/raxmaan C/shakuur oo ku biiray shirka Golaha Wadatashiga,Warbixinna ka siiyay abaarta.
June 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka…
Gudoomiyana xisbiga Wadani oo faah faahiyay weerar lagu qaaday Gurigiisa.
June 12 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Xirsi Xaaji Xassan ayaa sheegay in gurigiisa la soo weeraray, isaga oo weerarkan oo loo adeegsaday gaari uu ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Somaliland.
Maxaa laga filayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maanta la soo gabagabeynayo?
June 12 (Jowhar.com)-Waxaa maanta la filayaa in la soo gabagabeeyo shir ay isugu yimaadeen madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho, kaas oo shalay uu Villa Somalia ka furay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xildhibaanada labada aqal oo maanta kukan ku leh magaalada Muqdisho.
June 12 (Jowhar.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah kulan gaara ku leh xarunta Villa Hargeysa ee ku dhex taala aqalka dalka looga arrimiyo ee Villa Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ganacsatada Soomaalida ee dalka Kenya.
June 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka.
C/raxmaan C/shakuur oo baarlamaanka ka dalbaday in dabagal lagu sameeyo lacag ay heyso xukuumadda.
June 11 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Madaxwaynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha mudane Cabdiraxmaan…
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar
June 11 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in ay afar ruux ay ku dhinteen labo kalana ku dhaawacmeen qarax ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.
Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada oo ka wada hadlay Abaarta dalka.
June 11 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.
Villa Somaliya oo war ka soo saartay shirka golaha wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka furmay.
June 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka…
Kudhowaad 10 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.
June 11 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax khasaare xooggan sababay oo ka dhacay xero barakac oo ku taala degmada Dharkiinleey ee magaalada Miqdisho.
Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada oo maanta shir uga furmayo Muqdisho.
June 11 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow uu xarunta madaxtootada ee Villa Somaliya shir uga furmayo madaxwetnaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, madaxda maamul goboleedyada iyo Gudoomiyaha…
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo fariin culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh.
June 11 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cisman ayaa ka dalbaday madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu dar dar galiyo howlgallada haatan ka socda wadada xiriirisa magaalooyinka Beledweyne iyo…
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay wararka sheegaya in la fasaxay Qaadka Kenya.
June 11 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay wararka la xiriira in dib loo fasaxayo Qaadka laga keeno dalka Kenya oo ay xanibtay maamulkii madaxweynihii hore ee dalka Farmaajo, iyagoo fasaxay Qaadka Itoobiya.