Browsing Category
NEWS
NEWS
Indha-Cade ” Farmaajo ma aha madaxweyne Soomaaliyeed waa qabyaaladiste”
April 06 (Jowhar.com)- General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cade) ayaa ka hadlay dib u dhaca hareeyay arrimaha doorashada iyo abaabul ciidan oo uu sheegay inuu ka socdo magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.
Gaari siday jaakadaha ka sameysan walxaha qarxa oo lagu qabtay Guriceel
April 06 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo laba qof oo la socotay, kuwaasoo laamaha amaanka ay…
Shabaab oo ka jawaabtay qoraalkii NISA ee shirqoolka ka dhanka ah Farmaajo iyo Rooble
April 05 (Jowhar.com)-Al-Shabaab ayaa ka hadashay warka xalay ka soo baxay Nabad Sugida Soomaaliya oo ay ku sheegtay in kooxdaasi ay maleegeyso shirqool ay ku dileyso madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul wasaare Rooble.
Daahir Geelle;”Madaxweyne aan kuu maqnayn ee kugu maqan ayaa laga dhaxlay Farmaajo”
April 05 (Jowhar.com)- Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay fariintii xalay ay soo saareen Hay'ada Nabadsugida taasoo si weyn looga jawaab celiyay.
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Dhammaystirka Geedi-Socodka Doorashada
April 05 (Jowhar.com)- War Saxaafadeed ay soo saareen Beesha Caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay heerka gabagabada ah ee ay marayaan Tallaabada Gabo-gabada ah ee Dhammaystirka Geedi-socodka Doorashada.
CCW oo ugu baaqay Rooble in isbedel Degdeg ah ku sameeyo
April 05 (Jowhar.com)- Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee dhawaan la soo doortay ahna musharax Madaxweyne ayaa ugu baaqay ra'iisul wasaare Rooble inuu isbedel deg-deg ah ku sameeyo madaxda…
Tirada Xildhibaanada qaadatay Shahaadada oo gaartay 163
April 05 (Jowhar.com)-Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS.
Shariif Sheekh Axmed oo Farmaajo uga digay khalkhal gelinta doorashada.
April 05 (Jowhar.com)- Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay qoraalkii xalay ka soo baxay NISA ee lagu sheegay in khatar ay ku jirto amniga madaxweynaha iyo kan ra'iisul wasaraaha, iyadoo NISA shaacissy…
A.Guuleed;”Warka NISA waa isku day Afgambi oo dalka qas iyo qalalaase lagu gelinayo”
April 05 (Jowhar.com)- Cabdikariin Xuseen Guuleed oo kamid ah musharaxiinta xilka Madaxweynaha dalka ayaa kutilmaamay warka ka soo baxay NISA inuu yahay isku day afgambi cusub oo dalka qas iyo qalalaase hor leh lagu gelinayo.
Cumar Cabdirashiid oo si kulul uga hadlay warkii ka soo baxay NISA
April 05 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si kulul uga hadlay warkii ka soo baxay NISA ee ku saabsanaa qorshe ay sheegtay in lala damacsan yahay in lagu qaarijiyo Farmaajo iyo…
Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar
April 05 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa dib ugu laabtay saaka magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle kadib markii muddo labo bilood ah uu ku sugnaa magaalada…
Rooble oo kulan deg deg ah beesha caalamka kula leh Afisyooni.
April 05 (Jowhar.com)- Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah haatan teendhada Afisyooni ee degmada Xamar Jajab kula leh qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka, iyadoo kulanka diirada lagu saarayo…
Waare oo Farmajo ku eedeeyay inuu wado abaabul ciidan doorashada ka dhan ah.
April 05 (Jowhar.com)- Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka hadlay khilaafaadka cusub uu dalka galay, xili doorashada ay heer gaba gaba ah mareyso.
Galmudug oo cadeysay mowqifkeeda khilaafka cusub ee doorashada
April 05 (Jowhar.com)- Maamulka Galmudug ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo haatan marayay meel gebogabo ah.
Koofur Galbeed oo joojisay wada-shaqeyntii Rooble ee doorashada
April 05 (Jowhar.com)- Maamulka Koofur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyay wada-shaqeyntii uu la lahaa ra'iisul wasaare Rooble, iyagoo ku eedeeyay inuu sameynayo ku takri fal awoodeed.
NISA oo shaacisay inuu socdo qorshe lagu dili rabo Farmaajo iyo Rooble
April 05 (Jowhar.com)- Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo saartay digniin aan caadi eheyn, taasoo ay ku sheegtay inuu socdo qorshe kooxda Al-Shabaab ay ku dooneyso iney ku disho madaxweyne Farmaajo iyo…