Browsing Category
NEWS
NEWS
Siciid Deni oo magacaabay guddoomiyaha Maxkamada Sare Puntland iyo xubno kale
Mar 31 (Jowhar.com) –Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland.
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Gobolka Oregon eee dalka Mareykanka
Mar 31 (Jowhar.com) –Magaalada Portland Gobolka Oregon eee dalka Mreykanka waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed, iyadoo dilkan ay sii kordhisay cabsida ay dareemayaan qoysaska Soomaalida ah ee dalkaasi ku nool.
Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Isbitaal Martini
Mar 31 (Jowhar.com) – Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani' aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho iyo isbitaalka martiini qeybta ay daganyihiin Curyaamiinta kusoo naafoowday Dagaalkii 77.
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiye cusub gobolka Mudug
Mar 31 (Jowhar.com) –Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay guddoomiye cusub gobolka Mudug.
Amnestey oo ku eedeysay ciidamada Kenya inay dileen 167 ruux oo rayid ah
Mar 31 (Jowhar.com) –Hay’adda Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku ku eedeysay booliska Kenya in ay si sharci darro ah u dileen 167 qof sanadkii la soo dhaafay.
Xubno lagu sheegay Shabaab oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay Sh.Hoose
Mar 31 (Jowhar.com) –Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal balaaran oo ciidamada milatariga Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Sh.Hoose oo xad la leh magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo isu…
Madaxweynaha Puntland Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.
Mar 31 (Jowhar.com) –Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah wasiirada maamulkiisa, iyadoo arintanna lagala tashtay Axmed Karaash oo ah madaxweyne kuxigeenka.
Rooble “Waxaan aaminsanahay in gacanta Aamina dishay inay aheyd gacantii dishay Ikraan Tahliil”
Mar 30 (Jowhar.com) –Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo caawa ka hadlayay munaasabad loogu duceynayay Marxuum Aamina Maxamed Cabdi iyo dadkii ku dhintey qaraxyadii ka dhacay Beledweyne ayaa sheegay inuu aaminsan yahay
Mahad Salaad ” Doorasho sooma muuqato ee naftiina ha dayacinina”
Mar 30 (Jowhar.com) –Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mudanayaasha dib ugu soo laabtay baarlamaanka 11-aad ayaa muujiyay walaac la xiriirta falal amni daro oo sida uu hadalka u dhigay laga maleegayo xafiiska madaxweyne Farmaajo.
Machadka Cilmi Baarista iyo Horumarinta oo Muqdisho laga daahfuray
Mar 30 (Jowhar.com) – Machadka Cilmi Baarista iyo Horumarinta THE 7 INSTITUTE for Reseach and Development ayaa maanta si rasmi ah loogaga daahfuray caasimada dalka ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kumay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ciid
Mar 30 (Jowhar.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid.
Dowladda Soomaaliya oo daah furtay hanaan casri ah oo ganacsiyada lagu diiwaan gelinayo
Mar 30 (Jowhar.com) –Munaasabad ay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya maanta ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah loogu daah furay In hab online loo diiwaan geliyo ganacsiyada Soomaaliya, loo qaato…
Rooble oo la kulmay xog-hayeyaasha golaha shacabka iyo Aqalka sare.
Mar 30 (Jowhar.com) –Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac oo ay kala qaateen warbixin ku saabsan u…
Golaha Amaanka oo maanta ansixinaya howlgalka ATMIS.
Mar 30 (Jowhar.com) – Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta fadhi ka yeelanaya howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS, kaas oo dhawaan loo gudbiyay.
Kenya oo ku guuldarreysatay in ay shidaal ka hesho Lamu Basin
Mar 30 (Jowhar.com) –Dowladda Kenya ayaa dhabar jab kala kulantay qandaraas ay sharikad laga leeyahay Talyaaniga ku siisay in ay shidaal uga soo saarto Ceelka Mlima1, ee agga Lamu halkaas oo ay ka howl galeysay sharikadda ENI.
Safiirka Maraykanka oo ku celiyay mowqifkiisa dhamaystirka doorashada.
Mar 30 (Jowhar.com) –Larry Andre, danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in la dadejiyo Doorashada kuraasta ka dhiman Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee ku harsan Dowlad-Goboleedyada Hirshabeelle &…