Browsing Category
NEWS
NEWS
Xasan Sheekh;”Kuwii Shalay Colaada aan ka baqi jirin Maanta Nabadda ayay ka baqayaan”
April 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay maanta munaasabad ka dhacday markabka dagaal ee dowlada Turkiga dushiisa ay ku soo hadal qaaday arrimo siyaasadeed oo uu ku duur xulayay siyaasiyiinta ka…
Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wadahadlay sii xoojinta xiriirka Milatari
April 23 (Jowhar.com)-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin.
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhaqan galinayo heshiiskii Difaaca Turkiga
April 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga.
Wasiir Fiqi oo ku dhawaaqay hindise lagu casriyaynayo howlaha Wasaaradda
April 23 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah shir-guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadaan Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda oo…
Markab dagaal oo Turkigu leeyahay oo maanta tagayo dekadda weyn ee Muqdisho
April 23 (Jowhar.com)-Sida ay baahisay warbaahinta Dawladda Federaalka, waxa lagu wadaa in Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho uu ku xirto Markab dagaal oo uu leeyahay dalka Turkiga.
Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu ciidamadiisa kala baxayo Niger
April 23 (Jowhar.com)-Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay Isniintii in Maraykanku uu wadahadal la furay xukuumadda milateriga ah ee ka talisa dalka Niger, isaga oo kala hadlaya go'aankooda ku aaddan, bixitaanka…
Ilmo yar oo laga soo saaray caloosha hooyadii oo duqeyn lagu diley Rafah
April 22 (Jowhar.com)-Gabar yar ayaa ku dhalatay qalliin degdeg ah oo lagu qalay dhalmada kadib markii hooyadeed oo uur lahayd lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay Qaza.
Hay’adda SODMA oo ka digtey roob Daadad wata iyo fatahaado
April 22 (Jowhar.com)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranks Soomaaliyeed ayaa ka digtey roobab xoog leh inay toddobaadka soo socda ka da’aan gobolada dalka Soomaaliya ayna dhalin karaan fatahaado iyo daadad.
Xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska oo la dhagax dhigey
April 22 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laga hirgaliyey…
Madaxii Sirdoonka Milatariga Israa’iil oo is casilay
April 22 (Jowhar.com)-Madaxii sirdoonka millatariga Israa'iil General Aharon Haliva ayaa iscasilay, isagoo sheegay in uu qaatay mas'uuliyadda guul-darrooyinka weerarkii Xamaas ay ku qaadday Israa'iil 7-dii Oktoobar.
Abwaan kale oo kasoo jeeda Somaliland oo ku biiray Shabaab
April 22 (Jowhar.com)-Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Abwaan Maxamuud Jeesto oo Somaliland kasoo jeeday kaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa Muqdisho uu gaarey magaalada Jilib kuna biiray kooxda Al-Shabaab.
Somaliland oo ka dalbatay beesha caalamka iney si toosa usiiyaan kaalmada iyo deeqaha
April 22 (Jowhar.com)-Wasiirka Qorsheynta maamulka Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in dallalka deeqda bixiya ay tahay in ay toos kaalmadooda u siiyaan Somaliland, oo aanay cid kale wax…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xubno ka tirsan Baarlamaanka EAC
April 21 (Jowhar.com)- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika…
Muuse Biixi oo Shaaciyay Xilliga qabashada Doorashada Somaliland
April 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada Tooska ah ee Asxaabta Qaranka.
Daacish oo sheegtay iney dishay 50 ka tirsan kooxda Shabaabka
April 21 (Jowhar.com)-War lagu baahiyay majalada caalamiga ah ee Al_Naba ee ka faaloota howlgallada Daacish, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ay kooxda ku beegsatay kooxda Al-Shabaab.
Maxkamadda Racfaanka oo maanta dhegeysaneysa kiiska Sayid Cali
April 21 (Jowhar.com)-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabeysa dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasho ah.