Browsing Category
NEWS
NEWS
Golaha Ammaanka oo walaac ka muujiyay go’aanka dowlada ay ku diiday Ergeyga Midowga Afrika
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in ay tahay arrin aad looga welwelo in dowladda Soomaaliya ay diiday ergeygii Midowga Afrika ay u soo magacoowday Soomaaliya, Mudane John Mahama.
Ciidamada Milatariga oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe gaar ahaan degmooyinka Raagge Ceelle,Mahaday iyo degmada Jowhar.
Dilal aano qabiil oo ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud
Wararka ka imanaua deegaanka Garasle ee ka tirsan degmada Balanballe gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in lagu diley deegaankaas saddex ruux oo mid ka mid ah ay tahay haween.
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wasiirka Haweenka dowlada federalka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xiis…
Akhriso Nuxurka Khudbada James Swan uu ka jeediyay Golaha Ammaanka
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee dalka Soomaaliya James Swan ayaa khudbad dheer uu ujeediyey maanta Golaha Amaanka waxa uu ugaga hadlay xaalada Soomaaliya.
Dowlada oo sheegtay in heshiis laga gaaray Arrimaha Doorashooyinka
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiis laga gaaray arrimaha doorashooyinka kadib kulan maalmo qaatay oo weli ka socda magaalada Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa khudbad uu galabta u…
Qaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh Mohamud ayaa hoygiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ahna Musharax Madaxweyne Xasan Ali Khaire, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ahna Musharax Madaxweyne Shariif Hassan Shiikh Aaden iyo iyo…
Xilliga la soo gabagabeynayo kulanka Madasha Qaran oo la shaaciyay
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galay maalintiisi afraad, waxaana laga gaaray natiijo…
Heshiis hordhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay Beledweyne
Waxaa Maanta heshiis hordhac ah laga gaaray dagaaladii u dhexeeyay maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay deegaano hoostega magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Maxkamada Ciidamada oo xabsi daa’in ku xukuntay rag lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday laba Nin oo lagu helay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab kana qeyb qaateen weeraro.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta ka hadlaya xaalada dalka Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta oo talaado ah shir gaar ah ka yeelan doonaa xaaladda dalka Soomaaliya, sida uu shaaciyay xaafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliya.
Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta galay maalintii afaraad
Shirka Wadatashiga Qaran ee ka furmay Sabtidii aynu ka soo gudubnay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii afaraad iyadoo ay jirto rajo ah inuu shirka heshiis lagu gaaro.
Wabiga Shabelle oo bilaabay inuu ku fataho xaafado ka mid ah Beledweyne
Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne.
Ganacsade Soomaali ah oo xaaskiisa ku dishey dalka Koofur Afrika
Ganacsade Soomaali ah oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalka Koofur Afrika ayaa lagu diley xaafada Mayfair ee magaalada Johannesburg.
Milatari xabsiga dhigey Madaxweyne iyo Ra’iisul Wasaare wadan Afrikaan ah
Wararka ka imanaya dalka Mali ayaa sheegaya in Milatariga dalkaasi ay xabsiga u taxaabeen Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaas.
Faahfaahin ka soo baxaysa Bam lagu weeraray Xarunta Baarlamaanka Hirshabelle
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan bam gacmeed caawa lagu weeraray xarunta baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle.