Browsing Category

NEWS

NEWS

18 Maroodi ayay biriq ku dishay India

Ugu yaraan 18 maroodiyaal duurjoog ah ayaa lagu dilay Bamuni Hills oo ka tirsan degmada Assam’s Nagaon ka dib markii ay Biriq ku dhacday habeenkii Khamiista.

Wararkii ugu dambeeyay ee Falastiin iyo Israa’iil

Duqeymihii dhimashada sababay ee u dhaxeyay ururka Xamaas ee ku sugan Marinka Gaza iyo militariga Israa’iil ayaa si weyn kor ugu kacday, iyadoo Qaramada Midoobay ay ka cabsi qabaan inuu dhaco “dagaal buuxa” oo u dhaxeeya labada dhinac.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More