Browsing Category
NEWS
NEWS
Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku ridey shan ruux
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa xukun dil ah ku ridday shan xubnood oo lagu helay dambi ah in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.
Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay waxbeerashada u diideyso dadka Tigreega
Sarkaal sare oo katirsan gobolka Tigree ee dagaaladu aafeeyeen Itoobiya ayaa sheegay inuu jiro olole ula kac ah oo looga hortagayo dadka inay wax tabcaan, taas oo uu ka digay inay horseedi doonto dadka inay u dhintaan gaajo.
Wararkii ugu dambeeyay Shaqaaqada Falastiin
Dagaalyahanada Falastiiniyiinta ayaa sheegay inay 130 gantaal ku garaaceen magaalada Tel Aviv ee Israa’iil kadib markii duqeyn dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka gaysatay daar weyn oo ku taal marinka Gaza.
Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Uganda Museveni
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
Dowlada oo sheegtay inay berri tahay 30ka Ramadaan iyo Alshabaab oo berri ciidaya
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in berri oo ah Maalin Arbaco ah aysan ahayn maalin ciid ah oo la kaamilayo bisha Ramadaan maadaama aan la arag Bisha Shawaal.
Akhriso: Qoraalka dowladda Federaalka ku dalbaneyso in laga laabto Ergeyga Midowga Afrika
Kowda May baarlamanka Soomaaliyeed waxuu dib ula laabtay qararkii muddo kordhinta, asigoo dib ugu laabtay hehsiiskii 17-da September.
Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo Hoygiisa Ku Booqday Xasan Sheekh Maxamuud
Safiirka Dowladda Jabuuti, Aadan Xasan Aadan, ayaa maanta hooygiisa Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud.
Ra’isul Wasaare Roble oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay
Kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Yurub, kuxigeenk Midowga Afrika iyo diblomaasiyiin kale ayaa maanta socdaal ku tagay Baydhabo.
Wasiir Duraan;”Waan ka fiirsanaynaa go’aanka Kenya ku hakisay duulimaadyada”
Wasiirka Gadiidka Duulista Hawada Dowlada Federalka Duraan faarax ayaa ka hadlay qoraal ka soo baxay dalka Kenya oo ku aadanaa joojinta duulimaadyada Soomaaliya.
Kenya oo mamnuucday duulimaadyada dalka Soomaaliya
Dowlada Kenya ayaa mamnuucday dhammaan duulimaadyada tegeya iyo kuwa ka imanaya dalka Soomaaliya,marka laga reebo arrimaha caafimaadka deg-degga ah iyo duulimaadyada Hay'ada Qaramada Midoobay ee arrimaha bani'aadanimada.
Farmaajo oo u ambabaxay dalka Uganda
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda.
Waare oo ku eedeeyay dowlada federalka inay xayirtey dhaqaale loogu deeqay Hirshabelle
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku eedeeyay wasaarado ka tirsan dowladda Soomaaliya inay xayireen malaayiin dollar oo loogu deeqay in wax loogaga qabto fatahaadaha wabiga Shabelle.
Wararkii ugu dambeeyay Shaqaaqooyin ka taagan Falastiin
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Falastiiniyiinta ee magaalada Qaza ayaa sheegtay in sagaal Falastiiniyiin ah lagu dilay duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ka wado dhulka Falastiin.
Manhaj loogu talogalay ardayda arragga la’ oo Muqdisho lagu soo bandhigey
Dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa uu yeeshay manhaj loogu talogalay ardayda dugsiyada hoose iyo dhexe oo u gaar ah ardayda aragga la'.
Dowlada Federalka oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo magacaabay dalka Soomaaliya John Mahama.