Browsing Category
NEWS
NEWS
Shirka looga hadlayo arrimaha Doorashooyinka oo ka dhacaya Teendhada Afisyone
Shirka u dhaxeeya DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in todobaadkan uu ka dhaco Muqdisho, iyadoo shirkaas ay fududeynayaan Safaaradda Mareykanka iyo Xafiiska Qaramada Midoobey.
Students in France talk about severe sexual abuse
In recent weeks and months, female students at Sciences Po, one of France's most prestigious universities, have…
Sheekh Umal;”Deni iyo Axmed Madoobe Masaalixda Ummada u Tanaasula”
Sheekh Maxamed Cabdu Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida ugu caansan ayaa madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo dhiggisa Jubaland Axmed Madoobe ugu baaqay inay ka qeybgalaan shirka arrimaha doroashada oo aysan shuruud ku xirin.
The women activists who are fighting to rebuild war-torn Libya
When Lamees Ben Saad returned to war-torn Libya in 2015, the professor of pharmacology was so shocked that she decided…
Belgian-Congolese singer Syssi Mananga pays tribute to women in a new opus
Eight years after the debut album, Syssi Mananga is back with a new opus of 12 tracks. It's called "Mopepe Mama" and…
Millions return to class when England reopens schools after virus freeze
Millions of English children went back to school on Monday after their second extended stretch of home learning due to…
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo qoraal u direy Beesha Caalamka
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal u diray qaar ka mid ah madaxda ururada caalamiga ah iyo wasiiro arrimo dibadeedo iyagoo qoraalkooda ugaga hadlay xaaladda adag iyo is-mari waaga siyaasadeed.
Goalkeeper Charlotte Cagigos travels a rare path in pro hockey for men in France
Charlotte Cagigos is the backup goalkeeper for Drakkars of Caen, an otherwise completely male team in France's ice hockey league in division 1. Her history…
Duqa Muqdisho oo digniin culus u direy Shacabka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu faray bulshada Caasimadda in ay u dhaga nuglaadaan fariimaha caafimaad iyo wacyigalinta uu wado maamulka…
Senegal claims more protests when the opposition leader is due to appear in court
Detained Senegalese opposition leader Ousmane Sonko will appear in court on Monday, urging his supporters to…
Muuse Biixi “Shacabka Muqdisho waa afduuban yihiin, dadka talada haaya waxay qaadayaan…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo isugu jiray amniga, miisaaniyadda, musuq maasuqa siyaasadda guud iyo doorashooyinka Somaliland.
With no official result, both sides claim victory in the election to the Ivory Coast
Ivory Coast's ruling party and the main opposition both claimed victory on Sunday in the West African nation's…
Stores and factories in Myanmar generally close strikes protesting the military rule
Two protesters were killed by gunfire in Myanmar on Monday, witnesses said, while shops, factories and banks were…
Beesha Caalamka oo dadaal ugu jirta isu keenida DFS iyo Dowlad Goboleedyada
Beesha Caalamka ayaa dadaal ugu jirta sidii ay isugu imaan lahaayeen dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, kaddib markii ay ku guuldareysteen inay isugu yimaadaan shir looga hadlayo xal ka gaarista is faham waaga ka taagan…
Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga Kiiska Badda oo
Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga dacwadda Badda ee taala maxkamadda caalamiga ee Cadaalladda Adduunka ayaa goor dhow u ambabaxaya magaalada Hague.