Browsing Category
NEWS
NEWS
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shir deg-deg ah ka yeeshay xaaladaha abaaraha dalka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha dalka iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaraha iyo…
Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid 19 ee dalka Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan gelisay 191 kiis oo cusub oo ah dad laga helay cudurka COVID-19.
The Rickshaw bomb kills at least 10 people in Mogadishu
At least 10 people were killed Friday night when a rickshaw loaded with explosives was blown up by al-Shabaab…
Fast-spreading Covid-19 variants are rising through Europe
The virus swept through a preschool and an adjoining primary school in Milan's suburb of Bollate at fantastic speed. In just a few days, 45 children and 14…
The UN envoy calls on the Security Council to take action against Myanmar’s junta
Myanmar's security forces used tear gas and stun grenades to break up a protest in Yangon on Saturday, just hours…
Saciid Deni “Puntland waxay ku jirtaa heegan buuxa, ficilkii dhacayna waxaa uga…
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo goordhow shir jaraa'id ku qabtay Boosaaso ayaa sheegay in Puntland ku jirto heegan buuxa, kaddib weerarkii habeen hore Al-Shabaab ku qaaday xabsiga Boosaaso, oo ay ku furatay maxaabiis fara…
Pope Francis preaches tolerance when visiting Ur in Iraq
Pope Francis condemned violent religious extremism on Saturday during an interfaith prayer service at the site of the…
Brazil’s daily deaths in Covid-19 reach record highs during the brutal second wave
Brazil's daily death toll for COVID-19 could reach 3,000 if serious measures are not taken to stop the spread of the…
Waa sidee Xaalada Muqdisho, kaddib dib u dhicii ku yimid bannaan bixii Mucaaradka
Xaalada Muqdisho ayaa saaka ah caadi, iyadoo dib u furmay dhammaan waddooyinka muhiimka ahaa ee magaalada oo shalay ciidamada amniga la soo dhoobay.
Qaramada Midoobey oo si kulul u cambaareysay qaraxii xalay
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray qarax xalay ka dhacay Maqaayadda Luul Yemeni ee ku taal degmada Xamar Jajab, qaraxan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan.
Ivory Coast is voting in elections five months after widespread unrest
Opposition parties led by two former presidents will try to shake off Ivory Coast President Alassane Ouattara in a…
Senegal in the grip of deadly riots after the opposition leader held
The Senegalese government promised on Friday to use "all necessary means" to reorganize the order after police fired…
The highest Shiite priest Sistani tells Pope Francis that Iraqi Christians should live in…
Iraqi Chief Shiite cleric Grand Ayatollah Ali Sistani told Pope Francis in a landmark interfaith meeting in the holy city of Najaf on Saturday that the…
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigey qaar kamid ah maxaabiistii ka baxsatay xabsiga Boosaaso
Ciidanka amaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ka daba tageen xubno ka tirsan Al Shabaab oo xalay weerar ku qaaday xabsiga magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayna gacanta ku dhigeen qaar ka mid ah maxaabiistii ka…
Taliska Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qarax ka dhacay Muqdisho
Taliska Booliska Soomaliyeed ayaa ka warbixiyay qarax khasaaro gaystay oo caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan maqaayadda luul Yamani oo ku taalla degmada Xamarjajab ee Gobolka Banaadir.
Hundreds of vaccinated Israelis attend the Tel Aviv concert
Hundreds of people vaccinated against Covid-19 packed a Tel Aviv football stadium on Friday for the first of four…