Browsing Category

TRUE STORY

TRUE STORY

Dib u Eegista Sharciga NISA Waa lama Huraan

Waxaa muddo dheer lagu baaqayay baabi’inta Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda -National Intelligence and Security Agency (NISA) oo horey loogu magacaabi jiray Hay’adda Adeegga Amniga (National Security Services - (NSS)), si loo dabargooyo…

Will Smith ayaa iska casilaya Akademiyada ee Maraykanka

April 02 (Jowhar.com) –  Will Smith ayaa Jimcihii iska casilay shaqada Akademiyada Sawirada Motion Pictures ka dib markii uu Chris Rock dharbaaxo dhabeenka ah ku garaacay Oscars wuxuuna sheegay inuu aqbali doono ciqaab kasta oo uu soo rogo…

Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya

Waxaa xasaanaddii Dublamaasiga ahayd laga xayuubiyay Saafiirkii Soomaaliya ee Dalka Cumaan Mudane Cabdiwali Cali Axmed oo halkaas joogay 2018 kii oo Qatar loo wareejigay Fahad Yasen Seedigii Cabdirisaaq Taano oo horay u ahaa ganacsade ka…

Faankii Fahad iyo Fiyonadii Za,iir

Waxaan ka dhoofayaa Addis Ababa waxaana wattaa jaan tusyada xeryaha ciiddanka Itoobiya , hadday xabashidu igu arkaan waa qoor gooyo aan qiil lahayn , xafiiskii aan ka jaranayay tikitka ayaan ku arkay qof Haweeneey reer Za,iir ah ( Fiyona)…

Maxa ka dhacay Magaalada Burco dhamadki 80 kii

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991) Gunaandkii 80 aad kii ayaan magaalada Burco shaqo u tagay , waxaa xoog ku lahaa magaalada Wadaaddo dadka wacdi iyo waano kula wareegay , waxaa ka mid ahaa Sheekh Mustafe Xaaji intaan xasuusto…

Rooble iyo Farmaajo

Nin oday ah aan shaqo wadaag ahaan jirnay gadaalkiina  kamid noqday Madaxdii  Dalka ayna isku qoys yihiin Rooble saaxiibna la ah Farmaajo  oo isku dayay inuu dhex galo labada oday.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More