Ciidamada dowladda oo la wareegay degmada Ruun nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab

Aug. 12 (Jowhar.com)-Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saakay la wareegay degmada Ruun nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Saraakiisha xoogga dalka ayaa sheegaya in hadda ay wadaan hubinta ammaanka gudaha degmada, si looga saaro miinooyin laga cabsi qab inay uga tageen gudaha degmada.

Ruun Nirgood ayaa ahayd degmadii ugu dambeeysay oo Al-shabaab ay kaga sugnaayeen Shabeelada Dhexe.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More