Cusmaan Xaadoolw oo ku guuleystey doorashada Kursiga HOP 106

Cusmaan Maxamuud Xaadoole ayaa loo doortay Kursiga HOp106, isagoo wareeggii koowaad ku guuleystay 56 cod.

Doorashadan oo goordhow soo gabagabowday ayaa waxaa ku tartamaya afar musharax waxana wareegii koowaad helay codad gaaraya 56 cod Cusmaan Xaadoole oo hore uga mid ahaa saraakiishii ciidamada badbaado qaran.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More