Dalladaha Waxbarashada iyo Jaamacadaha oo la faray inay u hoggaansamaan amarada dowlada

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa lagu faray dalladaha Waxbarashada, maamuleyaasha Iskuullada iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha inay u hoggaamsamaan amarka lagu xirayo goobaha Waxbarashada muddo labo todobaad ah.
Amarkan ayaa sidoo kale waxa ay wasaarada ugaga codsatay waalidiinta in ay ilmahooda ku boorriyaan in ay ku sugnaadaan guryahooda ayna dib u akhristaan casharadooda.
Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ka soo baxay Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federalka;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More