Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay Daawo

May 15 (Jowhar.com)-Waxaa si rasmi ah u bilowday doorashada Madaxweynaha tobnaad ee Soomaaliya iyadoo doorashadan ay isku soo sharaxeen illaa 39 musharax.

Hase ahaatee waxaa haatan socota bilowga doorashada iyadoo aad si toos ah aad ugala socon doontaan jowhar.com

Halkaan hoose ka daawo si toos ah doorashada maanta ka dhaceeyso caasinada Soomaaliya .

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More