Dowlada oo magacawday Guddiga Horumarinta Afka Soomaaliga

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddigga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Somaaliga kuwaasi oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Somaaliga iyo horumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.

Guddigan ayaa howshooda noqon doonta inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka haysta afka soomaaliga isla markaana ka shaqeeyaan sidii loo horumarin lahaa.

Afka Soomaaliga ayaa soddonkii sano u dambeeyay waxaa kamuuqda hoos u dhac ku yimid isticmaalkiisa iyadoo manhajkii afka soomaaliga ku qornaa ay inta badan dugsiyada dalka ku bedeleen manhajyo ku qoran luqado qalaad.

Halkaan hoose ka akhriso Liiska xubnaha la magacaabay:-

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More