Dowladda Soomaaliya oo isu diyaarineysa ka qeyb galka shir ka dhacaya Imaaraatka Carabta

Nov 04 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac.

Ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28, oo ka qabsoomaya FC dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan shirka COP28 iyo sidii ay Soomaaliya shirkaas ula tagi lahayd qorshe cad oo wax looga qabanayo dhibaatada uu dalkeenna ku sababayo isbeddelka cimilladda adduunka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More