Dr. Aadan Cabdullaahi oo loo doortay gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Waqooyi Bari

0
56

Aug 23 (Jowhar)-Dr Aden Abdullahi Aw Hassan Ayaa loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka Waqooyi Bari, isagoo helay 53 cod kadib doorasho adag oo ka dhacday magaalada Laascaanood.

Dr. Aadan waa musharrixii lagu xaglinayay dhinaca dowladda, wuxuuna hoggaamin doonaa 83-da mudane ee baarlamaankan cusub.

Musharrixii la tartamay oo ahaa Xil.Dheeliye wuxuu helay 29 cod

Doorashada Labadiisa kuxigeen ayaa haatan loo gudbay.