Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay doorashada 21 kursi

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay 21 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, kuwaasoo doorashadooda la qabanayo maalmaha soo socdo.
Waa kuraastii ugu badneyd ee hal mar la shaaciyo, iyadoo maanta ay bilaabaneysay jadwalka doorashada ee loo muddeeyay in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gabagabeeyo 15 Janaayo illaa 25 Febraayo.

Akhriso; Magacyada xildhibaanada ku fadhida kuraasta la shaaciyay;

 

1- Hop 53 waxaa ku fadhiya Faarax Cabdi Xasan
2- Hop 64 waxaa ku fadhisa Sahro Cumar Maalin
3-Hop;12 waxaa ku fadhiya Yuusuf Xeyle Jimcaale.
4-Hop;49; waxaa ku fadhiya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.
5- Hop;96; Waxaa ku fadhiya Cabdicasiis Cilmi Cali.
6- HOP;248;Waxaa ku fadhiya Maxamed Axmed Abtidon.
7- HOP;81; Waxaa ku fadhida Maryan Cariif Qaasin
8- HOP;139; Waxaa ku fadhiya Cabdixakin Macalin Axmed Maalin
9- Hop;55; Waxaa ku fadhiya Faarax Cabdi Xasan.
10- HOP;007; Waxaa ku fadhiya Cabdulaahi Faarax Weheliye
11- HOP 25; Waxaa ku fadhiya Naciima Maxamed Gacal.
12-Hop 147; waxaa ku fadhiya Mahad Maxamed Salaad.
13-Hop;137; waxaa ku fadhiya Saadaq Cabdikarin Xaaji Ibraahim.
14- Hop; 138; waxaa ku fadhiya Siciid Nuur Qeyliye’Giriish”
15- HOP;40; waxaa ku fadhiya Nadiifo Faarax Jimcaale.
16- HOP;48;waxaa ku fadhiya Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.
17- HOP;35;waxaa ku fadhiya Maxamed Cabdulle Faarax
18- HOP;51; waxaa ku fadhiya Xasan Macalin Maxamuud Sh.Cali.
19- HOP;71. waxaa ku fadhiya Cabdisaabir Nuur Shuuriye.
20- HOP;61; waxaa ku fadhiya Cabdiweli Maxamed Qanyare.
21- HOP;89; waxaa ku fadhiya Cabdi Shire Jaamac

 

Halkan hoose ka aqriso kuraasta la shaaciyay;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More