Guddiga doorashada Hirshabelle oo shaaciyay Magacyada xubnaha soo xulaya ergada kuraasta 115 iyo 070

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle waxaa ay shaacinayaan magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 2-da kursi Ee hoos ku xusan taa oo uu guddigu shaaciyey 01/02/2022.

Labadan kursi oo dib u dhac uu ku yimid shaacinta guddigan iyo weliba xilliga qabashada doorashada oo hore loo shaaciyay inay dhacayso 6da bishan oo ku beegan maalinta berri oo 6da bisha Febraayo 2022.

Lama oga illaa iyo hadda xilliga la qaban doono doorashada labadan kursi ee la shaaciyay xubnaha soo xulaya ergada doorashada.

Halkan hoose ka aqriso magacyada xubnaha soo xulaya ergada labada kursi ee 115 iyo 070 .

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More