Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay 13 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dowladda Jubbaland.

Guddiga ayaa horey u shaaciyey 14-kursi iyadoo doorashada kuraastaas ay 6-kamid ah horey loo qabtay.

Waxaa hore u shaaciyay kuraas ka mid ah golaha shacabka Maamulada Hirshabelle,Galmudug iyo Puntland.

Waxaan illaa iyo hadda aan la shaacin kuraasta ku asteysan gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka aqriso 13ka kursi ee Guddiga Jubbaland uu shaaciyay

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More