Guddiga Doorashada Puntland oo shaaciyay guddiga xulista ergada 6 kursi oo lagu dooranayo Garowe

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Garoowe.

Guddiga doorashada Puntland ayaa hore u shaaciyay in 2da bisha Febraayo 2022 la qaban doono doorashada kuraastan.

Lixda kursi ee ergadooda la shaaciyay ayaa waxaa hore ugu fadhiyay isla markaana tirsigoodu uu kala yahay;

HOP 192 Saciido Maxamed Xasan
HOP 094 Axmed Ismaaciil Shabeel
HOP 014 Sacdiyo Carees Ciise
HOP 121 Canab Xasan Cilmi
HOP 174 Burhaan Axmed Cumar
HOP 075 Ikraan Yuusuf Xirsi

Akhriso Liiska Magacyada Guddiga xulista Ergada lix kursi oo lagu dooranayo Garowe;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More